Tababar usoo xirmay Guddiga iyo Shaqaalaha TPEC

Waxaa maanta magaalada Garowe gaar ahaan hotelka Grand lagu soo gaba gabeeyay tababar guddiga iyo shaqaalaha TPEC u socday muddo shan cisho ah.

Tababarkan ayaa lagu baranayay arrimaha doorashooyinka iyo qaabka loo sameeyo codaynta, waxaana bixinaysay hay’adda Safer-world oo wada shaqayn la leh guddiga.

TPEC Media

[email protected]

 

Posted in: News and Events