Madaxwayne ku xigeenka oo ka qayb galay kulan lagu daahfurayo guddiga Doorashooyinka Puntland

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay PDRC ayaa waxaa sidoo kale joogo saraakiil ka socda Interpeace, UN-ka iyo dhammaan xubnaha guddiga, waxaa laga soo jeedinayaa inta ay munaasibadani socoto khudbado kala duwan oo dhammaan tood ku fadhiya guddiga iyo shaacintiisa inuu shaqadiisii bilaabay. Dhismaha guddigan ayaa la sugayay in muddo... more →
Posted in: News and Events

Barlamaanka Puntland oo Maanta Meel Marinaya Gudiga Doorashooyinka Puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu meelmariyo guddiga doorashooyinka oo billo ka hor lagu dhawaaqay liiskooda. Sagaalka xubnood ee guddiga ayaa maanta hortagay fadhiga aan caadiga ahayn ee Baarlamaanka, waxayna halkaasi kasii jeedinayaan taariikh nolaloodkooda iyo aqoontooda halka ay gaarsiisan tahay. Xildhibaanada... more →
Posted in: News and Events

Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqey guddiga doorashooyinka Puntland

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah ugu dhawaaqey qayb kamid ah guddiga doorashooyinka Puntland. ¬†Sida uu qabo Dastuurka Puntland Madaxweynuhu waxa uu sharci u lee yahay in uu soo magacaabo 5 xubnood halka afarta xubnood ee kale ay soo magacaabayaan Golaha Wakiilada ee Puntland. Guddiga... more →
Posted in: News and Events
1 4 5 6