Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya, Puntland iyo Ururrada siyaasadda oo kulmay [Sawirro]

GAROWE, Puntland- Waxaa maanta xarunta Guddiga Doorashooyinka Puntland ee TPEC, shir kuwada qaatay Guddiyada Doorashooyinka qaranka Soomaaliya, Puntland iyo ururrada dhawaan iska diiwaangaliyay magaalada Garowe ee heer Puntland. Shirkan oo qayb ka ahaa kulamo wadatashi ah oo Guddiga Federaalka Soomaaliya kawadeen magaalada Garowe,... more →
Posted in: News and Events

Urur Siyaasadeedkii 5aad oo iska diiwaan-galiyay TPEC

GAROWE, Puntland- Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa diiwaangaliyay Urur siyaasadeedkii 5aad oo qayb ka noqonaya qaabka lagu gaari karo nidaam dimuqraadi ah. Ururkan is-diiwaangaliyay ayaa lagu magacaabaa AARAN, wuxuuna kamid noqon doonaa Afar urur oo horay isu diiwaangaliyay. Guddiga Doorashooyinka Puntland,... more →
Posted in: News and Events

TPEC iyo Safer-world oo heshiis wada gaaray [SAWIRRO]

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa heshiis la gaaray hay’adda Safer-world, taasoo muddooyinkii dambe Guddiga kala shaqaynaysa arrimaha dimuqraadiyadda. Kulan ka dhacay xarunta dhexe ee Guddigu ku leeyahay magaalada Garoowe, ayaa labada dhinac ku gaaray heshiis muddo soconaya oo ku aadan sidii loo tayayn lahaa shaqaalaha... more →
Posted in: News and Events
1 2 3 4 5 6