Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay ururrada siyaasadda ee is-diiwaangaliyay [Sawirro]

Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland, ayaa maanta kulan la qaatay ururrada siyaasadda ee dhawaan is-diiwaangaliyay. TPEC, ayaa ururradan kala hadlaysay sidii loo dhammaystiri lahaa howlaha dhiman iyagoo ku booriyay inay soo buuxiyaan shuruudaha laga rabo ka hor inta aan la gaarin waqtiga kala saarista. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka... more →
Posted in: News and Events
1 2 3 4 6