Madaxwayne ku xigeenka oo ka qayb galay kulan lagu daahfurayo guddiga Doorashooyinka Puntland

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay PDRC ayaa waxaa sidoo kale joogo saraakiil ka socda Interpeace, UN-ka iyo dhammaan xubnaha guddiga, waxaa laga soo jeedinayaa inta ay munaasibadani socoto khudbado kala duwan oo dhammaan tood ku fadhiya guddiga iyo shaacintiisa inuu shaqadiisii bilaabay.

Dhismaha guddigan ayaa la sugayay in muddo ah ,waxaana lagu wadaa wixii ka dambeeya maanta inuu si rasmi ah u guddo galo shaqooyinka horyaala oo ay kow ka tahay wacyi galinta howlaha dimoqraadiyadda iyo hanaanka asxaabta, maadama dowladdii hore ay ku u suurtoobi wayday inay dalka nidaamkaasi ka hir galiso.

Daawo Sawirada
IMG_0747

IMG_0732

IMG_0727 - Copy - Copy

IMG_0800

IMG_0706 - Copy - Copy

IMG_0704 - Copy - Copy

IMG_0701 - Copy (2)

IMG_0697 - Copy - Copy

IMG_0692 - Copy - Copy

IMG_0684 - Copy - Copy

IMG_0681 - Copy - Copy

Posted in: News and Events