Barlamaanka Puntland oo Maanta Meel Marinaya Gudiga Doorashooyinka Puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu meelmariyo guddiga doorashooyinka oo billo ka hor lagu dhawaaqay liiskooda.

Sagaalka xubnood ee guddiga ayaa maanta hortagay fadhiga aan caadiga ahayn ee Baarlamaanka, waxayna halkaasi kasii jeedinayaan taariikh nolaloodkooda iyo aqoontooda halka ay gaarsiisan tahay.

Xildhibaanada ayaa markay dhamaystaan taariikhda xubnaha guddiga soo jeedinayaan waxay cod gacan taag ah ku ansixinayaan ama ku diidayaan guddigan oo bilo billo ah magacownaa.

Madaxwaynaha iyo gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa soo magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka Puntland.
Daawo Sawiro
IMG_1006 - Copy

IMG_1007 - Copy

IMG_1009 - Copy

IMG_1010 - Copy

IMG_1012 - Copy

IMG_1013 - Copy

IMG_1015

vlcsnap-2016-04-24-11h39m07s130

vlcsnap-2016-04-24-11h42m03s104

vlcsnap-2016-04-24-11h42m17s252 - Copy

vlcsnap-2016-04-24-11h42m17s252

vlcsnap-2016-04-24-11h42m24s61

vlcsnap-2016-04-24-11h44m34s76

Posted in: News and Events