Guddiga Doorashooyinka Puntland oo kulan la qaatay xubno ka socday Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa xafiiskooda Garoowe ku qaabilay xubno kasocday Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya. TPEC iyo xubnaha ka socday Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa kawada hadlay arrimo ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa wada-shaqaynta labada dhinac. Xubnahan ayaa sidoo kale hordhac u ah Waftiga... more →
Posted in: News and Events
1 2 3 6